Waaxda Iib-ka
Qaab-dhismeed ka Waaxda
Hiigsiga
Waaxda iib-ku waxay ku bixin doontaa adeegyada iyo alaabooyin-ka ugu tayada sareeya qiimaha ugu maangal-san intii suurta gal ah.
Mission
Waaxda iibku waxay u taagan tahay sidii ay u gaadhsiin lahayd agabka ay u baahanyihiin Qaybaha Wasaaradu sida ugu dhakhsaha badan, si ay taa ku gaadho waxa lagama maarmaan ah in isha lagu hayo kuwan:
- Haynta iyo daryeelida agabka
- Daah-furnaan la muujiyo marka heshiisyada iibka la galayo.
- in la sameey diiwaan lagu dhawro xogta agabka.
Ujeedooyin-ka
Ujeedooyin ka ugu waaweyn ee Waaxdu waa:
- Soo iibinta agab tayo leh oo qiimihiisu maangal yahay.
- In baahiyaha agab ee Waaxaha si deg-deg ah looga war-celiyo.
- In la yareeyo dalabaadka soo noqnoqda ee aan loo baahnayn ee Waaxaha ka yimaada.
- In la sameeyo dhismayaal iyo dayactir tayo leh.
- In la wanaajiyo hanaanka ay marto soo iibintu..
- Process vendor selection, establishing payment terms, strategic vetting, selection, and the negotiation of contracts.
Waajibaad-ka Waaxda
Waajibaadka shaqo ee Waaxdu waa inay kor u qaado, maarayso dhamaan wixii la xidhiidha hawlaha iib ka haday alaab tahay iyo haday adeeg tahayb.
Waaxad Waajibaad keeda shaqo waa sidan:
- Soo iibinta,
- Kaydinta,
- Maaraynta Bakhaarka,
- 4. Daryeelka agabka xafiisyada,