1. Waa maxay cashuurtu?
Cashuurtu waa qaadhaan khasab ah oo dawladdu ugu
waajibisay si sharci ah dadkeeda, sida qofka shaqsiga
ah, shirkad iyo wax-is-dhaafsi kasta oo dhaca taas oo
ay ugu talo-gashay in ay ku fuliso hawl-maalmeedkeeda
ay dawladdu u qabato shacabkeeda, sida arrimaha
bulshada, nabad-gelyada, caddaaladda, caafimaadka, iyo
waxbarashada,