Borama 27 July, 2022 [WHM]- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire oo kormeer shaqo ku jooga Gobolka Awdal ayaa maanta galinkii hore kulan la qaatay masuuliyiinta iyo hawl-wadeenada xafiisyada heer-gobol ee Waaxaha Kastamada, Cashuuraha-Berriga iyo Xafiiska Xisaabiyaha Gobolka Awda

Wasiirka ayaa warbixino ka dhagaystay masuuliyiinta xafiisyada Wasaaradda.Arimaha ay masuuliyiintu uga war-bixiyeen Wasiirka waxa ka mid ahaa waxa ka hirgalay…

Continue Reading →