Daawo: Barnaamij Gaar Ah Oo Wasiirka H. Maaliyadda JSL Bulshaddu Wax Kaga Waydiinaysay Saamaynta Dhaqaale Ee Uu Xanuunka COVID 19-ku Ku Yeeshay Somaliland

Barnaamijkan oo ahaa mid furan ayey Qaybihii bulshadda lagu soo marti qaaday oo u badnaa Ganacsatada yarar ee uu saameeyey xanuunka Coronavures-ku  ayey Wasiirka Wasaaradda H. Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire ay halkaas su’aalo tiro badan ku waydiiyey, iyadoo uu Wasiirkuna dhamaan su’aalahaas si waafi ah ugaga jawaabay muwaadiniintii kasoo qaybgalay.
Barnaamijkaas oo dhamaystiran halkan hoose ka daalaco:-