KORMEER SHAQO WASIIR-XIGEENKA WASAARADDA H.MAALIYADDA JSL

Hargeysa 3 Oct, 2020 (WHM) – Wasiir-Xigeenka Wasaaradda H.Maaliyadda Md. Muuse Ibraahim Yuusuf (Selef) iyo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Bulshada iyo Shaqadda Marwo. Hinda Jaamac Xirsi Gaani oo si wada jira kormeer ugu sameeyey xafiiska adeegyada Bixinta Dalku galka, Cashuuraha, iyo shaqo abuurka kaas oo ku yaala laanta socdaalka Somaliland, halkaas oo uu ku qaabilay war-bixina ku siiyey Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka iyo Jinsiyada Sareeyo Guuto Dayib Cismaan Caalin.