Tababrkii Qiimaynta

Wasiir ku xigeenka H. Maaliyadda JSL Oo Maanta Qaybo ka mid ah Madax-Qaybeedada Waaxaha Wasaaradda U Furay Tababarkii Qiimaynta Shaqaalaha Iyo Hogaaminta Hal-abuurka leh (Performance management and Adaptive Leadership Training For Change Management).