Berbera 11-Nov-2020 (WHM) Munaasibada daah-furka hanaanka khadka cagaaran ee badeecaddaha soo dega iyo xaraashka badeecaddaha ku mudo dhaafa bakhaarada Kastamada
Hargeisa 11-Nov-2020 (WHM) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda H. Maaliyadda JSL Md. Maxamed Cabdi Gurxan ayaa maanta tababar u furay maamulayaasha…
Hargeisa 08-Nov-2020 (WHM) Wasaaradda H. Maaliyadda J. Somaliland ayaa tababar u qabatay 60 cashuur-bixiye, tababarkan oo noqonaya wajigii labaad waxa…
Hargeisa 02-Nov-2020 (WHM) Wasiirka Wasaaradda H. Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire oo ay weheliyaan Wasiir-Xigeenka Wasaaradda Md. Muuse Ibraahim…
Hargeisa 28-Oct-2020 (W.H.M) – Wasaaradda H.Maaliyadda JSL ayaa soo qabanqaabisay kulan-hawleed lagu falanqaynayey doorka agaasimayaasha maamulka iyo lacagaha Wasaaraddaha iyo…
Hargeisa 27-Oct-2020 (WH) Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire oo uu weheliyo Wasiir-Xigeenka Wasaaradda Md. Muse Ibraahim…
Hargeisa 26-Oct-2020 (WHM) Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Wasaaradda Jidadka iyo Gaadiidka Md. Cabdilaahi…
Hargeisa 21/10/2020 (WHM) Kulan-hawleed lagu soo bandhigayey wixii u qabsoomay Wasaaradda sedex-biloodka July-September/2020 ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda, kaas…
Buuhoodle 21-Oct-2020 (WHM) Naadiga Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL ee Gobolka Buuhoodle ayaa maanta xafiiskoodii ka furtay magaalada Buuhoodle, waxaana munaasibadda…
Hargeisa 21-Oct-2020 (WHM) Wasiirka Waaaradda H. Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta furay tababar la siinayey xubno kamida…